Since 1960 – waxannu taageero buuxda la agtaaganhay xisbiga taladahaya ee udub…..bayaan qurbajooga gabiley ee h

Waxannu taageero buuxda la agtaaganhay xisbiga taladahaya ee UDUB…..Bayaan Qurbajooga Gabiley ee H Saturday, 06 September 2008 Holland (Somalilandnation)- Waxannu taageero buuxda la agtaaganhay xisbiga taladahaya ee Udub ee j/s/land haddii aanu nahay qurbajooga deegaanka gobolka Gabiley ee Holand. kadib markaanu aragnay waxqabadka uu ka sameeyey deegaanka gobolka gabiley sida,magacaabistii gobolka qodista ceelasha biyaha meelo […]